Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xooladhaqato

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo- da. ld xoolaley.

Erayo la-mid ah

xooladhaqashoHawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha ca…xoolaggooU x.: qof cayroobay xoolo ku kaalin.xoolaggoynld xoolag- gooyo.xoolatirQof cayr ka dhigid.xoolatirsashold xoola-tirsi.xoolatirsoSi diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.xoolaysanWax la xooleeyey ahaansho.xoolaysashold xoolaysad, xoolaysi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms