Qaamuuska Asalka
xil
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xishood; sheex; sarriig. 2. Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo. 3. Ceebal; fadeexo.
Erayo la-mid ah
xila-irmaaniye1. Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada. 2. Nin waxtar aan laha…xilafur1. Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; d…xilafurXilo ku dhaarasho.xilafursiiCid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.xilagubeNin ooridiisa u daran.xilbaxWaajib qof saarraa si fiican u gudasho.xilbixiCid in ay xilkeeda si fiican u gudato geyeysiin.xilbixidld xilbax¹.

