Qaamuuska Asalka

xilafur

MagacLafdheeri

1. Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq. 2. Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.