Qaamuuska Asalka
xiisee
(-seeyay, -saysay)Falg2
Macnaha
Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid.
Erayo la-mid ah
xiis1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (…xiis/mg1 (-say, -stay) 1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (…xiisaanCad maro ah oo dhuuban oo askartii hore dhexda ku xiran jire…xiisad1. Biya ama dabayl si xooggan u socda. 2. (-do, m.l) Qas iyo…xiisadhacKa x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa-bay lumin.xiisoWax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la i…xiiso-elektaroon(fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka a…xiisooU x.: xiiso dareemid.

