Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xiis

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.

Erayo la-mid ah

xiisaanCad maro ah oo dhuuban oo askartii hore dhexda ku xiran jire…xiisad1. Biya ama dabayl si xooggan u socda. 2. (-do, m.l) Qas iyo…xiisadhacKa x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa-bay lumin.xiiseeWax araggooda ama heliddooda aad u rabid.xiisoWax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la i…xiiso-elektaroon(fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka a…xiisooU x.: xiiso dareemid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms