Qaamuuska Asalka
xawaash
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhirta lagu carfiyo cuntada.
Erayo la-mid ah
xawaadXoolo badan.xawaadeenDabayl xoog leh.xawaalDegganaanta iyo dib u gurasha-da badda.xawaalad1. (dhaq.) War- qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku …xawaareOrod si gaar ah loo ordo.xawaare-ileys(fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanab…xawaareeKu x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid.xawaldaarJaajin.

