Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xawaalad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. (dhaq.) War- qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan. 2. (dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.

Erayo la-mid ah

xawaadXoolo badan.xawaadeenDabayl xoog leh.xawaalDegganaanta iyo dib u gurasha-da badda.xawaareOrod si gaar ah loo ordo.xawaare-ileys(fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanab…xawaareeKu x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid.xawaashDhirta lagu carfiyo cuntada.xawaldaarJaajin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms