Qaamuuska Asalka
xasaw
(-wo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.
Erayo la-mid ah
xasaagaysashold xasaa-gaysi.xasaagaysoGocasho.xasaagoGocasho; gocad.xasaasiX. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu k…xasadWanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama …xasadCid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xąasid².xasanaad1. Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu …xasaradCarqalad; shiddo.

