Qaamuuska Asalka
xasaagayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Gocasho.
Erayo la-mid ah
xasaagaysashold xasaa-gaysi.xasaagoGocasho; gocad.xasaasiX. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu k…xasadWanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama …xasadCid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xąasid².xasanaad1. Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu …xasaradCarqalad; shiddo.xasaradeeCid dhi- baato u gaysasho.

