Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaqiran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax la xaqiray ahaansho.

Erayo la-mid ah

xaqiijiWax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.xaqiiqRun; dhab. ld xaqiiqo.xaqiiqatoNabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah o…xaqiiqsashold xaqiiqsad.xaqiiqsoWax xaqiiq- dooda helid ama raadin.xaqirXaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; …xaqirCid liidid ama yasid.xaqirnaanld xaqirnaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms