Qaamuuska Asalka
xaqiiqso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax xaqiiq- dooda helid ama raadin.
Erayo la-mid ah
xaqiijiWax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.xaqiiqRun; dhab. ld xaqiiqo.xaqiiqatoNabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah o…xaqiiqsashold xaqiiqsad.xaqirXaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; …xaqirCid liidid ama yasid.xaqiranWax la xaqiray ahaansho.xaqirnaanld xaqirnaansho.

