Qaamuuska Asalka
xantoobo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
Erayo la-mid ah
xantiirQof aan waxba haysan; sabool; cayr.xantiirQof aan hanti lahayn noqosho.xantiirnimoXantiir ahaansho.xanto1. Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo. 2. Gufarka ho…xantoobeeWax xantoobo ku qaadid.xantoobiHal mar sacabka wax ku qaadid.xantoobsashold xantoobsad.xantoobsoHal xantoobo gacanta ku qaadasho.

