Qaamuuska Asalka
xantoobi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Hal mar sacabka wax ku qaadid.
Erayo la-mid ah
xantiirQof aan waxba haysan; sabool; cayr.xantiirQof aan hanti lahayn noqosho.xantiirnimoXantiir ahaansho.xanto1. Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo. 2. Gufarka ho…xantoobeeWax xantoobo ku qaadid.xantooboIn kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado…xantoobsashold xantoobsad.xantoobsoHal xantoobo gacanta ku qaadasho.

