Erayo la-mid ah
xannaanee1. Cid daryeelid. 2. Dhaqaalayn; hayn.xannaanoDaryeel.xannibDhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.xannib1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.xannibanWax la xannibay noqosho.xannibanWax la xannibay ahaansho.xannibnaanxanniban². ld xannib-naansho.xannibnaansho/dh ld xannibnaan.

