Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xanniban

(-bmay, -bantay; -bmi)
Falmg1

Macnaha

Wax la xannibay noqosho.

Erayo la-mid ah

xannaanee1. Cid daryeelid. 2. Dhaqaalayn; hayn.xannaanoDaryeel.xannibDhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.xannib1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.xannibnaanxanniban². ld xannib-naansho.xannibnaansho/dh ld xannibnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms