Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xajiin

MagacLafdheeri

Macnaha

Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.

Erayo la-mid ah

xajiXaj gudasho.xajiWax xoog u qabasho.xajiimeeCid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.xajiimeysanWax xajiin la mariyey ahaansho.xajiimeysnaanld xajii-meysnaansho.xajiimeysnaansho/dh ld xajiimeysnaan.xajiimooXajiin da- reemid.xajiinbadeedBahal badda ku nool; qasaanqas.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms