Qaamuuska Asalka
xajiimeysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax xajiin la mariyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
xajiXaj gudasho.xajiWax xoog u qabasho.xajiimeeCid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.xajiimeysnaanld xajii-meysnaansho.xajiimeysnaansho/dh ld xajiimeysnaan.xajiimooXajiin da- reemid.xajiinGeed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cunc…xajiinCuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo ka…

