Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xabbis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.

Erayo la-mid ah

xabbaarQaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.xabbaarXoolo la soo dhacay qaybin.xabbad1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2…xabbadee1. Cid xabbad ku ridid. 2. Wax hal hal ka dhigid.xabbadqaad1. Hab loo falkiyo der- mooyinka kabahooda casaan ku jiro. 2…xabbajiNaasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.xabbajinld xabbajis.xabbisanWax xabsi la geliyey ahaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms