Qaamuuska Asalka
xabbaji
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
Naasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.
Erayo la-mid ah
xabbaarQaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.xabbaarXoolo la soo dhacay qaybin.xabbad1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2…xabbadee1. Cid xabbad ku ridid. 2. Wax hal hal ka dhigid.xabbadqaad1. Hab loo falkiyo der- mooyinka kabahooda casaan ku jiro. 2…xabbajinld xabbajis.xabbisDadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld…xabbisQof xabsi gelin.

