Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaalad-beeggaal

(-do ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabbirrada kul-daynaamikada.

Erayo la-mid ah

xaal1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal…xaalLa x.: cid arrin la dhammaysasho.xaalad(3).xaaladduunWaa x.: adduunyadu waa sida!xaaleeWax ama cid danayn.xaalmariCid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.xaalo1. Xubnaha ragga. 2. Uurkujir.xaalufDhulka engegay ama nabaad- guuray oo daaqii ka dhammaaday.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms