Qaamuuska Asalka
xaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo. 3. ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
Erayo la-mid ah
xaalad(3).xaalad-beeggaal(fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabb…xaaladduunWaa x.: adduunyadu waa sida!xaaleeWax ama cid danayn.xaalmariCid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.xaalo1. Xubnaha ragga. 2. Uurkujir.xaalufDhulka engegay ama nabaad- guuray oo daaqii ka dhammaaday.xaalufDhul daaq ka dhammaasho.

