Qaamuuska Asalka
xaabi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax meel yaal mar wada qaadid. 2. Wax wada dhammayn.
Erayo la-mid ah
xaab1. Caleemaha dhirta oo inta enge- ga geedka hoostiisa ku soo…xaab1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali a…xaabeeQoryo la shito ururin.xaabinld xaabis.xaabo1. Qoryo qallalan oo shidaal gala. 2. Qoryo qallalan, jilics…xaabsashold xaabsad, xaabsi.xaabsoWax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.

