Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xaab

MagacLafdheeriw

Macnaha

1. Caleemaha dhirta oo inta enge- ga geedka hoostiisa ku soo daata. 2. Uurkujir (oogada nafleyda). 3. Wax walba intooda xun.

Erayo la-mid ah

xaabeeQoryo la shito ururin.xaabi1. Wax meel yaal mar wada qaadid. 2. Wax wada dhammayn.xaabinld xaabis.xaabo1. Qoryo qallalan oo shidaal gala. 2. Qoryo qallalan, jilics…xaabsashold xaabsad, xaabsi.xaabsoWax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms