Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weyddii

(-iiyay, -iisay)
Fallg2

Macnaha

1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.

Erayo la-mid ah

weydW. ah: nafley caato ah.weydaarNeef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama…weydaarIsdhaaf; gudub. ld weydaarid.weydaari1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.weydaaridld weydaar¹.weydaarinweydaari.weydaaro1. Wax dhaafid. 2. Wax dabamarid.weydaarsanWax, wax kale dhaafsan ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms