Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weydaaro

(-rtay, -ratay)
Falg3

Macnaha

1. Wax dhaafid. 2. Wax dabamarid.

Erayo la-mid ah

weydW. ah: nafley caato ah.weydaarNeef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama…weydaarIsdhaaf; gudub. ld weydaarid.weydaari1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.weydaaridld weydaar¹.weydaarinweydaari.weydaarsanWax, wax kale dhaafsan ahaansho.weydaarsanaanld weydaarsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms