Qaamuuska Asalka
weheliyaha-isliska-neg
(fiis)MagacLafdheeri
Macnaha
Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliska, Fn - ay tahay xoog liganaha.
Erayo la-mid ah
wehelNafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka.weheliQof, qof kale wehel u noqosho. ld wehli.wehelinld wehelis.weheliyaha-fididda-dhererka(fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo d…weheliyaha-qallocsanka-suganSummad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaank…weheliyaha-qalloocsanka(fiis.) Summad n. Saamiga saynka 848 xagal abbaarka iyo sayn…wehelyeelU w.: wehel u ahaan, u noqosho.wehelyeelidld wehelyeel¹.

