Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weheli

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Qof, qof kale wehel u noqosho. ld wehli.

Erayo la-mid ah

wehelNafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka.wehelinld wehelis.weheliyaha-fididda-dhererka(fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo d…weheliyaha-isliska-negSummad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sa…weheliyaha-qallocsanka-suganSummad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaank…weheliyaha-qalloocsanka(fiis.) Summad n. Saamiga saynka 848 xagal abbaarka iyo sayn…wehelyeelU w.: wehel u ahaan, u noqosho.wehelyeelidld wehelyeel¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms