Qaamuuska Asalka
weerarid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld weerarniin.
Erayo la-mid ah
weer1. Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar. 2. Ca…weer(nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khaba…weer/mg1 (-ray, -rtay) Weer xirasho.weeraamiWeel subag ama caano fadhiyaa ku jiraan aayar u ruxid.weerarDagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu…weerarCid duullaan ku qaadid.weerargalCol weerar qaadid.weerargelidld weerargal¹.

