Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

weer

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar. 2. Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.

Erayo la-mid ah

weeraamiWeel subag ama caano fadhiyaa ku jiraan aayar u ruxid.weerarDagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu…weerarCid duullaan ku qaadid.weerargalCol weerar qaadid.weerargelidld weerargal¹.weeraridld weerarniin.weercalaanBahal weerka iyo dawacada u dhexeeya.weerdawacBahal weerka iyo dawacada u dhexeeya.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms