Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waxaraxir

(c.fal.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeysaa dhulka iyo dusaaga (cuddaarka) sannakeedu waa 225 maalmood, qorraxdana waxay u jirtaa toddobaatan ku dhowaad malyuun oo mayl; xiddigta waaberi; sahra.

Erayo la-mid ah

waxaaQurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire k…waxadHanti aabbe siiyo ilmihiisa midkood.waxarOrgiga yar.waxarDhasha riyaha tooda yar.waxarawaalisGeed laamo dhuudhuuban oo caleemo balballaran iyo ubaxyo hur…waxarcaddeeyeGeed aan qodax lahayn oo miro la cuno cadcad oo macaan leh.waxareyUkunta shinnida iyo dhurdaha.waxaroSurta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan fara…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms