Qaamuuska Asalka
waxarawaalis
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed laamo dhuudhuuban oo caleemo balballaran iyo ubaxyo hurud ah leh.
Erayo la-mid ah
waxaaQurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire k…waxadHanti aabbe siiyo ilmihiisa midkood.waxarOrgiga yar.waxarDhasha riyaha tooda yar.waxaraxirMeerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeys…waxarcaddeeyeGeed aan qodax lahayn oo miro la cuno cadcad oo macaan leh.waxareyUkunta shinnida iyo dhurdaha.waxaroSurta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan fara…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
