Qaamuuska Asalka
wasakhow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Wax wasakh leh noqosho.
Erayo la-mid ah
wasaaradQaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u mad…wasaayad1. Dardaaran qoran. 2. Wakiilashada cid la wakiisho. ld wisa…wasacW. ah: meel aan ciriiri ahayn. ld waasac.wasakhUskag; dhusuq.wasakhaysanWax wasakh leh ahaansho.wasakhaysnaanld wasakhaysnaansho.wasakhaysnaansho/dh ld wasakhaysnaan.wasakheeWax wasakh gaarsiin.

