Qaamuuska Asalka
wasakhaysnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld wasakhaysnaan.
Erayo la-mid ah
wasaaradQaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u mad…wasaayad1. Dardaaran qoran. 2. Wakiilashada cid la wakiisho. ld wisa…wasacW. ah: meel aan ciriiri ahayn. ld waasac.wasakhUskag; dhusuq.wasakhaysanWax wasakh leh ahaansho.wasakhaysnaanld wasakhaysnaansho.wasakheeWax wasakh gaarsiin.wasakhowWax wasakh leh noqosho.

