Qaamuuska Asalka
wareegso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Meel wax u beddelasho. 2. Ka w.: meel ama wax ka leexasho.
Erayo la-mid ah
wareeCid ama wax danayn.wareegWadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.wareeg1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad;…wareeg/mg1 (-gay, -gtay) 1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. …wareegaalaysashold wareegaalaysi, wareegaysasho.wareegaalaysoDan la'aan meelo u socosho. ld wareegayso.wareegacaddeCiyaar carruurtu ciyaarto iyagoo gacmaha iswada haysta oo is…wareegacaddee1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn.

