Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wareeg

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.

Erayo la-mid ah

wareeCid ama wax danayn.wareegaalaysashold wareegaalaysi, wareegaysasho.wareegaalaysoDan la'aan meelo u socosho. ld wareegayso.wareegacaddeCiyaar carruurtu ciyaarto iyagoo gacmaha iswada haysta oo is…wareegacaddee1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn.wareegidld wareeg¹.wareegoSoo w.: halkaad joogtid ka tag oo meel kale u wareeg.wareegoXoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms