Qaamuuska Asalka
wanantume
(-mayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.
Erayo la-mid ah
wanaagWixii fiican oo waxtar leh; samo.wanaagsan1. Wax wanaag leh ahaansho. 2. Ku w.: wax, wax gaar ah ku ha…wanaagsanaanld wanaagsanaansho.wanaagsanaansho/dh eeg wanaagsanow. ld wanaagsanaan.wanaagsanowWax wanaag leh noqosho.wanaagsoWax si fiican u suubsasho.wanaaji1. Wax wanaagsan ka dhigid. 2. Cid wanaag u samayn.wanaajinld wanaajis.

