Qaamuuska Asalka
wanaagsanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld wanaagsanaansho.
Erayo la-mid ah
wanaagWixii fiican oo waxtar leh; samo.wanaagsan1. Wax wanaag leh ahaansho. 2. Ku w.: wax, wax gaar ah ku ha…wanaagsanaansho/dh eeg wanaagsanow. ld wanaagsanaan.wanaagsanowWax wanaag leh noqosho.wanaagsoWax si fiican u suubsasho.wanaaji1. Wax wanaagsan ka dhigid. 2. Cid wanaag u samayn.wanaajinld wanaajis.wanantumeQori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe …

