Qaamuuska Asalka
walaaqan
(-qnaa, -qnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la walaaqay ahaansho.
Erayo la-mid ah
walaabiNaag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata;…walaac1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar …walaacIahawareer; isla-hadal; walwal.walaacsanWax walaac hayo ahaansho.walaacsanaanld walaacsanaansho.walaacsanaansho/dh ld walaacsanaan.walaahowWax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.walaahowJahawareer; walaac.

