Qaamuuska Asalka
walaabi
(-iyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
Erayo la-mid ah
walaac1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar …walaacIahawareer; isla-hadal; walwal.walaacsanWax walaac hayo ahaansho.walaacsanaanld walaacsanaansho.walaacsanaansho/dh ld walaacsanaan.walaahowWax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.walaahowJahawareer; walaac.walaakiinxi. ld laakiin.

