Qaamuuska Asalka
walaal
(-lo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.
Erayo la-mid ah
walaabiNaag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata;…walaac1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar …walaacIahawareer; isla-hadal; walwal.walaacsanWax walaac hayo ahaansho.walaacsanaanld walaacsanaansho.walaacsanaansho/dh ld walaacsanaan.walaahowWax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.walaahowJahawareer; walaac.

