Qaamuuska Asalka
waalli
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima. 2. (-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.
Erayo la-mid ah
waal1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waa…waalallowWelwel; walaac.waalan1. Qof waalli hayso ahaansho. 2. U w.: cid wax si xad dhaafa…waalayQaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.waalaysoWaalo cayaarid.waaliNin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeld…waaliKa w.: nafley meel si ba'an uga caajin.waalidLaba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waari…

