Qaamuuska Asalka
waali
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
Erayo la-mid ah
waal1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waa…waalallowWelwel; walaac.waalan1. Qof waalli hayso ahaansho. 2. U w.: cid wax si xad dhaafa…waalayQaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.waalaysoWaalo cayaarid.waalidLaba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waari…waalli1. Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dha…waalliIsbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
