Qaamuuska Asalka
uu
Magacdhmy
Macnaha
Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
Erayo la-mid ah
uub1. Carun ka yimaad xubinta taranka ee nafley dhashay. 2. (-b…uubatee1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.uubato1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.uudDaaq; caws.uufannays1. U. ah: maroodi markaa dhashay ama beriyo jiray. 2. (m.l.u…uugaaboQaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.uugaamiGeel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.uugaaminld uugaamis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
