Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uugaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.

Erayo la-mid ah

uugaaboQaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.uugaaminld uugaamis.uugaamouurgubyooduugaan1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.uugaan1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.uugawUugaan.uugawUugaan samayn (geel).
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms