Qaamuuska Asalka

ul

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

1. (-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco. 2. Lo' tiradeedu boqol (100) gaartay. 3. Tiro lo' ah oo gaar isula soofta.