Qaamuuska Asalka
ulaysi-dagiiran
MagacLafdheeri
Macnaha
Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.