Qaamuuska Asalka
ubaxayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso.
Erayo la-mid ah
ubaxQaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurk…ubaxaysashold ubaxaysad, ubaxaysi, ubxaysad, ubxaysasho, ubxaysi.ubaxdhigDhigidda la dhigo meelo taariikhi ah ubax.ubaxleyDhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa …ubaxoobidld ubxoobid.ubaxowUbax dhalid (geed). ld ubxow.

