Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ubax

MagacLafdheeri

Macnaha

Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan; waa caleemo midabyo badan oo qurxoon; xay; man.

Erayo la-mid ah

ubaxaysashold ubaxaysad, ubaxaysi, ubxaysad, ubxaysasho, ubxaysi.ubaxaysoUbax yeelasho (geed). ld ubxayso.ubaxdhigDhigidda la dhigo meelo taariikhi ah ubax.ubaxleyDhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa …ubaxoobidld ubxoobid.ubaxowUbax dhalid (geed). ld ubxow.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms