Qaamuuska Asalka
toobin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro. 2. Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.
Erayo la-mid ah
toob1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo ji…toobNooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.toobadU noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.toobadkeen1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.toobadkeenIlaah addeeciddiisa u noqosho.toobadkeenidld toobadkeen¹ (2).toobadla'aanKu sugnaanta lagu sugnaado cibaado la'aan.toobalcaaroWax cid laga soo ergado.

