Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

toob

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.

Erayo la-mid ah

toobadU noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.toobadkeenIlaah addeeciddiisa u noqosho.toobadkeen1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.toobadkeenidld toobadkeen¹ (2).toobadla'aanKu sugnaanta lagu sugnaado cibaado la'aan.toobalcaaroWax cid laga soo ergado.toobanWax la toobay ahaansho.toobboonWax habbon ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms